Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee maanta oo aan ku eegeyno magaalada Burco. Weriyaha Raadiyo Ergo Sidiiq Yuusf Khalaf ayaa la kulmay mid ka mid ah dallaaliinta xoolaha ee suuqa Burco, wuxuuna ka wareystay beeca ay maanta marayaan xoolaha suuqa la keenay.







