Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee maanta oo nooga imaanayo seyladda xoolaha ee degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Weriyaha Raadiyo Ergo ee Guriceel Cabdirisaaq Haajirow ayaa taleefanka ku wareystay mid ka mid ah dallaaliinta xoolaha kala iibiya ee suuqa Caabudwaaq.







