Dhegeyso barnaamijka tacab oo maanta aan ku eegeyno dhallinyaro aqoon yahanno ah oo beeraleyda Beledweyne ka wacyi gelinaya sidii ay dalagyadooda uga badbaadin lahaayeen xilliyada ay fatahaadaha dhacaan. Barnaamijka oo uu soo saaray Maxamed Xaashi waxaa soo jeedineysa Weris Maxamed.