In kabadan 400 oo nee foo geel ah ayuu dilay xanuun la yiraahdo Qirir, oo ka jiro deegaanno u dhexeeyo degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee gobollada Gedo iyo Bay.
Cudurka ayaa jiro wax ka yar labo toddobaad, sida uu warbixintaan inoogu soo diray weriyaha Ergo ee magaalada Baaredheere, Axmed Cumar Saalixi.









