Inka badan 100 haween ah, ayaa ka faa’iideystay qalliin iyo daweyn bilaash ah oo loo sameeyey haween qabay xanuunka isku-furanka, kuwaasoo ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal.
Daweynta ataa rajo gelisay haween muddo dheer qabay xanuunka oo noloshooda saameyn ku yeeshay.
Weriyaheenna, Cabdalle Axmed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray Boorama.









