Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Hoy la’aanta haysata barakacayaasha Baydhabo xilli roobkii gu’ga la guda galay

Radio Ergo by Radio Ergo
April 10, 2018
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Hoy la’aanta haysata barakacayaasha Baydhabo xilli roobkii gu’ga la guda galay

Sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Roob xoogan oo 12 saacadood Xariir ah ka da,ayay Magaalada Baydhabo ayaa saameyn xoogan ku yeeshey Dadka Barakacyaasha ah ee degan 50 xero oo kuyaala duleedka koonfured ee  Magaalada Baydhabo.

Mar aan Booqdey Xeriyaha Mokanbo,yaman, Iliben Janaayo waxan kusoo arkey Qaar ka mid ah Musquliii Jiingada uga dhisnaa iney burbureen,si la mid ah Ilaa 150 qoys ayaa Aqaladoodii ka sameysanaa Geedo iyo Marooyin la isku kabey Biyaha qaadeen iyo wixii agab ahaa ee u dhax yalay.

Agabyada Aqalada barakacyaasha u yaaley oo biyaha kala tageen ayaa isugu jirey Raashin cunto ay ka dhigan jireen, maacuun, dharkii iyo sijaayado iyo joodarayaasha lagu seexdo,kuwaas oo hada ka gacan maran yihiin.

Qoysaskaas ayaa habeenka Roobka da,ayay roobka korkooda ku da,ay iyagoo aan heysan meel kale oo ay kaga gabaataan roobka dabeylaha watey ee Baydhabo ka da,ay, iyadoona hawen iyo si aad ah u saameyey roobka.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/04/Warbixinta-Roobabka-iyo-sameynta-Barakacyasha-Baydhabo.mp3
Previous Post

Boqolaal qoys oo xerada Dhagaxley daadad ka buuxiyeen guryahoodii

Next Post

Qoysas laga saaray xerada Hargaha iyo saamaha ee Muqdisho

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Qoysas laga saaray xerada Hargaha iyo saamaha ee Muqdisho

Qoysas laga saaray xerada Hargaha iyo saamaha ee Muqdisho

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-JUN-2026

IDAACADDA 02-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-JUN-2026
June 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 31-MAY-2026
May 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-MAY-2026
May 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-MAY-2026
May 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo