Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

DAD NAAFO AH OO DEEQ RAASHIIN AH LAGU GUDDOONSIIYAY MAGAALADA KAMPALA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
August 30, 2017
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
DAD NAAFO AH OO DEEQ RAASHIIN AH LAGU GUDDOONSIIYAY MAGAALADA KAMPALA

DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank

Deeq raashiin ah oo ka koobneyd Bur, Sokor iyo Saliid ayaa shalay gudaha xarunta jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Kampala ee dalka Uganda loogu qeybiyay qaar ka mid ah naafada Soomaaliyeed iyo hooyooyin dan yar ah oo ku dhibaateysnaa halkaasi.

Deeqdaan oo ka timid hay`ad samafal  oo xarunteedu tahay dalka Imaaraatka carabta lana soo marsiiyay hay`adda nabadda iyo horumarinta Soomaaliyeed ee ka dhisan dalka Uganda , ayaa waxaa ka faa`iideystay qoysas gaaraya 50 oo qaxooti ku ah dalkaasi.

Xuseen Abuukar Xasan, oo ah guddoomiyaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa Raadiyo Ergo uga warramay muhiimadda ay deeqdaasi raahsiin u lahayd qoysaskii ka faa`iideystay, xilli sicir barar dhanka cuntada ah uu ka jiro dalkaasi “ Qoysaska deeqdan la guddoonsiiyay waxay u badnaayeen dad naafo ah, iyo qoysas kaloo dan yar ah runtiina maaddaama dalkaan sicir barar uu ka jiro aad ayay u anfaceysaa deeqdaan dadka ka faa`iideystay.”

Cabdow Aweys oo ka mid ah dadka naafada ah ee deeqdaasi raashiin wax ka helay ayaa uga mahad celiyay samafalayaashii soo gaarsiiyay “ Alxamdulillaah, deeqdaan waxay ku soo aadday xilli aan aad ugu baahneyn waana uga mahad celineynaa walaalihii na soo gaarsiiyay.” Ayuu yiri Cabdow oo aad u faraxsan.

Qaxooti badan oo Soomaaliyeed ayaa ku nool dalka Uganda, kuwaasoo ka soo cararay dagaallada iyo abaaraha is biirsaday ee dalkooda ka jira.

Maxamed Ibraahim Raage/FM

Previous Post

Dhegeyso Barnaamijka Maanta Wed- 30 Aug, 2017

Next Post

Xeryaha barakaca ee Muqdisho oo ay ku badan tahay umul raacu

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xeryaha barakaca ee Muqdisho oo ay ku badan tahay umul raacu

Xeryaha barakaca ee Muqdisho oo ay ku badan tahay umul raacu

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo