Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Baardheere: Fatahaad shaqo la’aan dhigtay boqollaal haween ah

Radio Ergo by Radio Ergo
November 17, 2015
in Masiibooyinka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Suuqa khudaarta Baydhabo /Sawir/keyd/Muxyadiin Xusni/Ergo

Fatahaad uu sameeyay webiga Jubba oo baabi’iyay dhul beereed lagu qiyaasay in ka badan 20 kun oo hiktar ayaa sababay inay shaqo la’aan soo wajahdo haweenka ka ganacsada khudaarta ee suuqyada Baardheere iyo kuwa beeraleyda ah.

Madiina Mustafa oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Khudaarleyda ee suuqa Baardheere ayaa Raadiyo Ergo u xaqiijisay in 500 oo haween ah oo khudaarta iibin jiray ay suuqa ka baxeen, kaddib markii ay saameysay fatahaad uu sameeyay webiga Jubba, oo hadda ay suuqa ku soo hartay 50 haween ah oo keliya.

Dahabo Barre oo ka mid ah suuqleydaas ayaa Raadiyo Ergo u sheegtay in shaqo la’aanta ay ugu wacan tahay fatahaadda oo sababtay inuu sare u kaco qiimaha khudaarta. “Khudaarta toddobaad ka hor tanageedii 40,000 oo shilin Soomaali ah buu ahaa, maantana 200 oo kun oo shilin buu marayaa,” ayay tiri. Waxay xustay in ay haweenka khudaarta ka amaahan jireen beeraleyda, oo marka ay sii iibiyaan ay lacagta dib ka siin jireen, balse hadda ay suuqa ka baxeen maadaama ay beeraha ku baaba’een fatahaadda.

Beeraha cabbirkooda lagu qiyaasay labaatanka kun ee hiktar ee ku baaba’ay fatahaadda waxaa intooda badan ku abuurnaa khudaar noocyo kala duwan leh.

Faaduma Axmed oo ah hooyo haysata 8 carruur ah, oo beeraley ah sidoo kalena ka ganacsata khudaarta ayaa ka mid ah haweenka ay fatahaaddu saameysay. Beer uu cabbirkeedu yahay afar hiktar ayay ku lahayd tuulada Bandar oo 3 km u jirta Baardheere. “Waxaa ii beernaa yaanyo, barbarooni, basal iyo khudaar kale, beerta oo noo soo go’day wax aan ka hayno ma leh, wixii oo dhan biyo ayaa galay,” ayay tiri Faaduma oo la hadashay Raadiyo Ergo.

Faaduma miiska ay khudaarta ku iibiso waxay maalintii ka heli jirtay 150 kun oo shilin Soomaali ah oo u dhiganta $7, beertana waxaa maalintii ka soo geli jirtay 230 kun oo shilin oo u dhiganta $10. Waxay lacagtaas ku maareyn jirtay nolosha qoyskeeda, balse waxay sheegtay inay hadda suuq xumo haysato oo khudaar aan badneyn oo isku soo ururisay ay maalintii ka soo gasho lacag aan ka badneyn 45,000 ($2).

Previous Post

Banderbeyla: Raadiye lagu maalgeliyay in kayar $30

Next Post

Buurhakaba: Daad qaaday cunto u keydsaneyd 730 qoys

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Buurhakaba: Daad qaaday cunto u keydsaneyd 730 qoys

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-FEB-2026

IDAACADDA 02-FEB-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-FEB-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-FEB-2026
February 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 31-JAN-2026
January 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-JAN-2026
January 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA-29-JAN-2026
January 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-JAN-2026
January 28, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo