Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ka qaxaya Baardheere

admin by admin
July 21, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

Photo | sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Boqolaal qoysas ah ayaa ka barakacay magaalada ugu weyn gobolka Gedo ee Baardheere oo laga cabsi qabo inay ku dagaalamaan ciidamada dowladda iyo kuwo Midowga Afrika oo isla socda iyo kooxda Al-Shabaab. Dadka barakacaya oo u badan haween iyo carruur ayaa u qaxaya magaalooyin iyo tuulooyin kale oo ka tirsan gobolka, sida uu sheegayo weriyaha Ergo ee Baardheere.

Ruqiyo Cali oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa magaalada kala qaxday qoyskeeda oo ka kooban toban carruur ah iyada oo u barakacday magaalada Garbahareey oo isla gobolka ka tirsan. “Colka oo kale ah kama qaxeyno ee magaalada wax walba baa isbadalay. Bakhaaradu way xirmeen, raashinku waa qaaliyoobay,” ayey tiri Ruqiya oo la hadashay Raadiyoow Ergo.

Qoysaska qaar ayaa u qaxay deegaano ka tirsan gobolka Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe, sida qoyska Cabdulaahi Muumin. Cabdulaahi oo saddex xaasle ah wuxuu ka mid ahaa muruqmaalka ka xoogsada degmada Baardheere oo ay qoyskiisu deganaayeen dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay. Hadde wuxuu ka mid yahay qoyska ku nool xerooyinka dadka deegaankooda kasoo barakacay oo ku yaal degmada Saakoow ee gobolka Jubadda Dhexe.

“Aniga xoogsade iyo xamaali baan ahaa laakiin Baardheere lama joogi karin oo meel dagaal bay noqotay. Marka waan isaga tagnay,” ayuu yiri Cabdulaahi. Ciidamada dowladda iyo kuwo Midowga Afrika oo labo jaho weerar uga ah magaalada Baardheere ayaa degmada u kala jira 50km iyo 65km, taas oo kordhisay cabsida dadka rayidka ah. Weriyaha Ergo ee gobolka Gedo wuxuu soo sheegayaa in ku dhawaad afar meelood meel dadkii deganaaa Baardheere inay ka qaxeen magaalada. Dadka ayaa ku qaxaya baabuur, gaari dameero, halka qoysaska qaarkoodna lug uga baxayaan magaalada.

Previous Post

Ceelwaaq: Ceel laga qoday tuulo oomane aheyd

Next Post

Dadka soo barakacay oo ka maarmaya gargaarka

Related Posts

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Next Post
Dadka soo barakacay oo ka maarmaya gargaarka

Dadka soo barakacay oo ka maarmaya gargaarka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JUN-2026

IDAACADDA 20-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUN-2026
June 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-JUN-2026
June 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JUN-2026
June 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JUN-2026
June 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo