Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas beeralay ah oo u barakacay degmadda Bardaale ee gobolka Bay

admin by admin
June 15, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qoysas beeralay ah oo u barakacay degmadda Bardaale ee gobolka Bay

Photo | Sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

70 qoys oo beerlay ah oo ka soo hayaamay tuulooyin ka tirsan degmadda Bardaale ee gobolka Bay ayaa gaaray degmadda Bardaale todobaadkaan, qoysaskaan oo sanadihii ugu danbeeyey ka xumaaday dalaggii beeruhu ayaa keentay inay yimaadaan magaaladda si ay uga helaan nolol, qoysaskaan oo ka soo hayaamay tuulooyinka Toosweyne, BuuloXaawo, Aflaawe iyo Garaabay oo dhamaan ka wada tirsan degmadda Bardaale.

Gudomiyaha arrimaha bulshadda ee Bardaale Maxamed Cali Isxaaq ayaa Ergo u sheegay in todobaadkaanba ay dadku imanayeen degmadda kuwaasoo raadinaya nolol, ayna degan yihiin badidoodu xaruntii dawladda hoose ee degmadu lahayd oo ay ku yaalaan guryo ku burburay colaadihii.

Cabdi Dhaayow Aamin waxaa uu ka mid yahay beeraleyda degmada bardaale,ergo ayuu u sheegay in tacabkii beeraha xili roobadkan laga raja dhigey, qoysas badan oo nolashooda wax soo saarka beeraha ku tiirsanaa xaalad bani,adanimo lasoo daristey.

Xamdi Xasan Cali maalmo ka hor ayay gaartey Bardaale kana timid tuulada Aflaawe ayaa Ergo u sheegay inay la socdeen 8 qoys oo kale oo ay ka wada yimaadeen degaanka ayna lahaayeen beero yar yar oo ay ku beertaan roobka.

Qaar ka mid ah haweenka ayaa markii ay Bardaale gaareen waxaa ay bilaabeen iney raadiyaan shaqooyin ay ka mid yihiin dhar dhaqaal si ay nolal maalmeedka looga raadiyo carruurta ay wataan.

Sumayo Xasan Aadan “Miyiga fog ayaan ka imid, abaar iyo dhibaato kale ayaa na sameysey, xoolahaygii waxay ku dhamaadeen abaarihii hore, beer yar ayaan falan jiray, mesego ayaan ku beeray iyadiina way qalashay markay ay soo baxdayba oo roobkaa ku yaraaday deegaanka, Bardaale ayaa joognaa, waxaan sameynaa shaqooyin aan u qabto guriyaha dhar ayaa dhaqaa, dhismaha ayaa ka qeyb qataa, meeshaas ayaan ka raadinaa nolasha carruurta 7-ah aan heysto.”

Muxiyadin Xusni

Previous Post

SHACABKA BUURDHUUBO OO KA CABANAYA SARE U KACA RAASHINKA

Next Post

WAREYSI: XOOLO-DHAQATO-BEERALLEYDA GEBILLEY OO ROOBAB YARAANTU AY SAAMEYSAY

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Next Post
Dadka Lo’da ku dhaqda Baladweyne oo nafis-dhaqaale dareemay

WAREYSI: XOOLO-DHAQATO-BEERALLEYDA GEBILLEY OO ROOBAB YARAANTU AY SAAMEYSAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 04-OCT-2026

IDAACADDA 04-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 04-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo