Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

GALKACYO: 400 OO GABDHO AH OO HELAY WAXBARASHO BILAASH AH

admin by admin
December 17, 2014
in Caafimaadka
0
GALKACYO: 400 OO GABDHO AH OO HELAY WAXBARASHO BILAASH AH

Photo | Sawir/Burhan Maxamed Cabdi/ Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Afar boqol (400) oo gabdhao ah oo ka soo jeeda qoysaska barakacayaasha iyo dan yarta ee gobolka Mudug ayaa ka faa’idaysanaya deeq waxbarasho oo ay iska kaashanayaan wasaaradda waxbarshada Puntland iyo hay’adda Relief International.

Gudoomiyaha waxbarashada ee degmada Gaalkacyo ee Puntland Maxamed Cabdi Farax ayaa Ergo u sheegay in gabadhahaan da’doodu u dhxayso 6- 19 sano jir, waxayna isugu jiraan dadka dan yarta ah ee magaladda degan iyo kuwo ka soo jeeda qoysaska ku jira xeryaha barakacayaasha magaalada, gabdhahaan ayaan qoysaskoodu awoodin inay iska bixiyana dhaqaalaha lagu dhigto dusigayada sare iyo kuwa dhexe, sidoo kale gabdhaha waxaa ka mid ah kuwo ka soo hayaamay degaanadda miyiga ah oo aan qoysaskoodu deganayn magalada.

Wuxuu intaa ku daray in mashruucan oo socon doono ilaa 2017, wuxuna soo bilowday bishi Luuliyo ee sanadkan wajigiisa labaad, qoysaska sida u kala liitaan ayaa looga soo xulayaa carruurta.

Suhaybo Ibraahim Maxamed oo 18 jir ah dhigatana fasalka 2 ee dugsiga sare ayaa Ergo u sheegtay in marar badan aydoo cashar dhiganaysa laga joojiyey loona diray lacagti iskuulka oo aysan awoodin waalidkii dhalay oo biliha qaar guriga iska joogi jitray balse hadda ay aad ugu faraxsan tahay fursadan ay heshay ee waxabarshada bilaashka ah.

Samasam Sheekh Xuseen oo ah hooyo haysta 11 carruur oo danyar ayaa 2 ka mid ah carruurteedu ka faa’idaysanayaan mashruucan, waxayna Ergo u sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay maadaama aysan awoodin lacgata iskuuladda.

Mashrucan ayaa wuxuu ku egyahay sanadka 2017 – wuxuuna soo billowday wajigiisa 1-aad sanadkii 2013, mashruucaan oo koobnaa ayaa Puntland oo dhan waxaa ka faa’iidaystay wakhtigaas 200 gabdhood oo u badnaa qoysaska barakacayaasha oo aan cidna u maqnayn oo carruurtoodan aan ka bixim karin lacagta iskuulka ayaa si aad ah u soo dhaweeyey barnaamijkan, mashruucaan ayaa ka jira gobollo kala duwan oo Soomaaliya ah oo ay hadda ka faa’iidaysanayaan gabdho tiradoodu dhantahay 22562.

Burhaan Maxmaed Cabdi

Previous Post

CADAADO: CARRUUR NAFAQO DARRO HAYSO OO LAGU DAWYNAYO CISBITAALKA

Next Post

Mandheera: howl-gal ciidan oo saameyn ku yeeshay ka gudubka xadka

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Mandheera: howl-gal ciidan oo saameyn ku yeeshay ka gudubka xadka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-APR-2026

IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-APR-2026
April 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo