Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIIMAHA BARIISKA DALKA LAGA BEERO OO JOWHAR KOR UGA KACAY

admin by admin
November 27, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
QIIMAHA BARIISKA DALKA LAGA BEERO OO JOWHAR KOR UGA KACAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qiimaha bariiska ka soo baxa degmadda Jowhar ayaa kor u kacay, iyadoona ay tani ugu wacan tahay fatahaadii labadii sano ee la soo dh aafay oo keentay in aan beero badan la tabcin, qiimaha ayaa hadda maraya 720 kun oo shillin Somali ah 50 kiisa kiila.

Faarax Calay oo ah dadka ka ganacsada midhaha gudha ka soo baxa ayaa Ergo u sheegay in markii hore 50 kiilo ay ku iibsan jireen 350 kun oo shillin, isagoona sheegay in wax ka yar 10 kiish ay ka yaalaan bariiska Jawhar.

Xaaji Cambe oo isna ka mid ah dadka beerta bariiska ee deegaanka Beerow ayaa Ergo u sheegay in beerihii bariiska ay gooyeen biyaha, isaguna 4 hiktar oo bariis ah ay biyuhu ka gooyeen “hadda waa ii jeedaa suuqa Jowhar ayaan iska dhex taaganahay, beertaydiina biyaa gooyey, ilaa hadda afar fasal ma soo go’in.”

Jowhar ayaa ah deegaanka Soomaaliya ay dadku ka beertaan bariiska, Fadumo Cali Xasan oo ka mid ah haweenka ka ganacsan jiray bariiska dalka ayaa Ergo u sheegtay in bariis hadda maraya 700 oo kun ka badan ma iibin karno, waxna kama helo, tan kale maba helaysid, dadkuna kaa iibsan maayaan oo waxaa ka raqiisaysan bariiska laga keeno banaanka.

Faadumo ayaa sheegtay in markii hore ay faa’iido ku heli jireen ka ganacsiga bariiska dalka, dadka dan yarta ah ayaa iyaguna sheegay in ay ahayd cunto aad raqiis ugu ah gudaha Jowhar, haddase uu meesha ka baxay, Xaaji Cambe ayaa sheegay in abuurka bariiska laga keeno Shiinaha, isagoona intaas ku daray intii maamulka dawladdeed maqnaa ay iyana ragaadisay beeristii bariiska, aysanna haysan bacrimiye, sidoo kale habka waraabku uusan ahayn mid dheeli tiran.

Beeraha bariiska ee tuulada Beerey ayaa ahaa mashruuc ay hir gelisay dawladdii shiinihu xilligii 1980meeyaddii ee dawladdii Siyaad Barre, iyadoo markii dalku burburayna ay dadku weli sidii qabatimeen beerista bariiska.

Maryan

Previous Post

Isbitaalka degmada Ceelwaaq oo dib loo hawl geliyey

Next Post

DEGAANKA GERIJIR OO LAGA HIRGELIYEY XARRUN CAAFIMAAD

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Next Post
DEGAANKA GERIJIR OO LAGA HIRGELIYEY XARRUN CAAFIMAAD

DEGAANKA GERIJIR OO LAGA HIRGELIYEY XARRUN CAAFIMAAD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo