Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

SABOOLNIMADA OO INTA BADAN GABDHAHA SOOMAALIYEED KA SAARTA WAXBARASHADA

admin by admin
October 8, 2014
in Caafimaadka
0
SABOOLNIMADA OO INTA BADAN GABDHAHA SOOMAALIYEED KA SAARTA WAXBARASHADA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Deeqo Faarax oo ah kalkaaliso caafimaad kuna sugan Garowe, waxay kaga tagtay waxbarashadda fasalka koowaad ee dugsiga sare ee Cumar Samatar kuna yaal Gaalkacayo sanadkii 2007 markay guursatay kadib, laba sano kadib markay wiil dhashay ninkii way kala tageen, waxayna go’aan ku gaartay inay taclintii dib ugu noqoto, halkaasoo ay bilowday macadka tababarka caafimaadka ee Xaaji Cabdi kuna yaal Garoowe, halkaasoo ay 2 sano oo kal kaalisonimo ah kaga soo qalin jebisay, Deeqo hadda waxay ka tirsan tahay kalkaaliyayaasha caafimaad ee Puntland, waxay Ergo u sheegtay in sababaha gabdhuhu ay waxbarashad uga haraan ay tahay guurka xilliga hore oo ay ku khasabto saboolnimada guriga ka jirta, markay guursadaanna ay arrimo cusub ku soo kordhaan naftooda, sida in ay uur yeelato, inay qaado mas’uuliyada reerka oo aysan isku wadi karin laba hawlood.

Bashiir Maxamuud oo ah aabe laba carruur ah dhalay deganna Garoowe ayaa Ergo u sheegay in ragga guursada gabdhaha aysan ku dhiir galin inay sii wataan waxbarashada, Bashiir wuxuu guursaday xaaskiisa iyadoo maraysaa fasalka saddexaad ee dugsiga sarre, haddase wuxuu Ergo u sheegay inuu rajaynayo inuu dib ugu celiyo waxbarashadii si ay qoyska iyo isagaba u anfacdo.

Luul Jaamac Aw Nuur oo ah isku xiraha gobollada ee arrimaha haweenka ee wasaarada haweenka Puntland ayaa Ergo u sheegtay in faqriga uu yahay caqabdda ugu horreysa ee ah in gabdhuhu ka haraan waxbarashada, marka la guursado kadib, hamiga gabadhaha oo aan meel fog gaarsiisnanayn, in qoysasku aysan fahansanayn muhiimadda tacliinta gabadha, xaaladdaha caafimaad, fahamka ragga macaliimiinta ee xaaladaha gabdhaha, tasiilaadka ay heli karaan oo yar.

Waxay intaa ku dartay wacyi galinta iyo doodaha ku aadan barnaamijkan oo loo qabto bulshadu tusin karto cawaaqib xumada ka haysata nolosha gabdhaha aan wax la barin.

Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in sanad dugsiyeedkii 2013 – 2014 ee ardayda dugsiyadda sarre u gashay imtixaankii bishii May ee sanadkaan tiradoodu ahayd 2480, tiradaas oo gabdhuhuna ka ahaayeen 719 gabdhood.

Cabdiraxmaan Xaaji

Previous Post

Saboolnimada oo inta badan gabdhaha Soomaaliyeed ka saarta waxbarashad

Next Post

Sheekada gabadh 21 jir ah oo tahriib ay gashay kufsi loogu geystay, kadibna qaaday cudurka hiv/aids

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Sheekada gabadh 21 jir ah oo tahriib ay gashay kufsi loogu geystay, kadibna qaaday cudurka hiv/aids

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo