Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad gaajo iyo harraad ugu geeriyooday meel u dhaxeysa Gerilley iyo Bu`aale

admin by admin
October 22, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Dad biyo dhaamin loo sameynayo/Sawir/Keydka/Axmed Saalixi

Dad gaaraya ilaa 8 ruux ayaa gaajo iyo harraad ugu geeriyooday dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo  iyo degmada Bu`aale ee gobolka Jubbada Dhexe, sida uu Ergo u sheegay Aar Maxamed Maxamuud oo ah guddoomiyaha deegaanka Gerilley.

Aar ayaa sheegay in dadka dhintay iyo 28 qof oo ay soo badbaadiyeen ay dhammaan ahaayeen xoolo dhaqatada deegaanka oo doonayey inay biyo iyo daaq xoolahooda ugu doontaan gobollada Jubbooyinka, balse naf ay la gaari waayeen halkaas.

“Deegaanka abaar ayaa ka jirta, ilaa muddo saddex sano ah, marka xoolalleydan waxay u socdeen deegaanno uu roob ka da`ay oo ka tirsan Jubbada Dhexe, balse oon iyo harraad ayay waddada ugu dhinteen.” Ayuu yiri Aar.

Sidoo kale Axmed Maxamed oo ka mid ah dadkii xoolo dhaqatada ahaa ee loo soo gurmaday kuna sugan Gerilley ayaa sheegay in dhul ilaa 130km u jira Gerilley oo ah dhul oomane ah ay tahay meesha ay dadka ku dhinteen.

“Markaan 5 cisho ku jirnay dhulkaas oo intii dhimatay maahee inta kalena ay halis ku jirto, ayaa waxaa gurmad inoo fidiyay dadka deegaanka.” Ayuu yiri Axmed.

8da qof ee dhimataya ayaa waxaa ku jiray wiil 12jir ah, halka 7da kalena ay dad waaweyn ahaayeen. Cali Ibraahim Fiidow oo ka mid ahaa isagana dadkii lasoo badbaadiyay ayaa sheegay in 7 ruux oo kale iyo xoolahoodana la la` yahay oo dakdii gurmadka sameynayay ay waayeen waddo ay u maraan.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

Tallaalka carruurta iyo xoolaha oo isku dhafan oo ka bilowday deegaannada Puntland

Next Post

TALLAALKA CARRUURTA IYO XOOLAHA OO ISKU DHAFAN OO KA BILOWDAY DEEGAANNADA PUNTLAND

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
TALLAALKA CARRUURTA IYO XOOLAHA OO ISKU DHAFAN OO KA BILOWDAY DEEGAANNADA PUNTLAND

TALLAALKA CARRUURTA IYO XOOLAHA OO ISKU DHAFAN OO KA BILOWDAY DEEGAANNADA PUNTLAND

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-SEP-202

IDAACADDA 09-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo