Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALEYDA BUURDHUUBO OO AY KU ADAGTAHAY HELITAAN SHIDAAL AY KU QOTAAN BEERAHA

admin by admin
October 16, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALEYDA BUURDHUUBO OO AY KU ADAGTAHAY HELITAAN SHIDAAL AY KU QOTAAN BEERAHA

Sawir/Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Beeraleyda degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo isugu jira kuwa wax soo saarkoodu uu ku tiirsan yahay dhinaca waraabka ee jiimada iyo kuwa adablaha ee roobka ku baxa ayaa bilahii la soo dhaafey waxaa saameyn adag ku yeeshay wax soo saarkooda colaado iyo abaaro is biirsadey.

Beeraleyda oo rajo badan ka qaba roobabka xilliga Deyrta oo aan weli si fiican uga da,in deegaanka, lase saadaaliyey inuu wanaagsanaan doono ayaa waxaa culaysku haya helitanka shidaal ay ku qotaan beerah

Dirham Sheikh Cali oo ka mid ah beeralayda Buurdhuubo ayaa Ergo u u sheegay inay baahi weyn u qabaan sidii ay u heli lahaayeen Shidaal iyo qalabka dayactirka matoorada.

Cali Cabdi Samad oo ka mid ah guddiga beeralayda Buurdhuubo in todobadii bilood ee la soo dhaafay aysan goosan wax dalag ah, xilligaan dayrtase ay rajo qabaan, dhibaataduse tahay colaada oo xirtay wadooyinka

Wariyaha Ergo ee deegaankaas ayaa sheegay in hadda shidaalka si dhumaalaysi ah looga soo qaado dhinaca degmadda Luuq oo 80km oo dhinaca waqooyi ah, iyadoo loo adeegsado gaari dameero, halka litir ee naafatada ah ayaa ka maraya Buurdhuubo $2.5, halka Luuqna uu ka yahay $1.

Beeralayda oo hadda u bahan inay cagaf ku carro rogaan beerta ayaa cagaftu  sacadii ku qaadataa 3 milyan oo shillin, halka degmooyinka uusan ganacsigu ka xirnayni sacadi ay 1 milyan oo shillin ku fasho beerta.

Beeralayda ayaa walaac ka qaba in roobka dayrta oo fiicnaada haddana ay rajadu ka xumanayso colaadaha xiray wadooyinka.

Saalixi

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo sheegay inay rajaynayaan 122 dhalinyaro soomaaliyeed oo ku xiran Mombassa in dib loogu celiyo wadankoodii

Next Post

Cunto-yaraan ay keentay abaarta oo ka taagan gobolka Gedo

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Cunto-yaraan ay keentay abaarta oo ka taagan gobolka Gedo

Cunto-yaraan ay keentay abaarta oo ka taagan gobolka Gedo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo