Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

XOOLAHA OO U LE’ANAYA CUDURRO.

admin by admin
September 12, 2014
in Caafimaadka
0
XOOLAHA OO U LE’ANAYA CUDURRO.

Sawir hore/Kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Xoolo dhaqatada ku sugan gobollada Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose ayaa ka cabanaya cudurro la sheegay in ay ku dhacayaan xoolaha oo durba uu dhimanayo neefka.

Qaar ka mid ah xoolo-dhaqatada oo markii hore abaaro iyo biyo la’aan darteed uga soo hayaamay gobolka Gedo oo miciin biday gobollada Jubooyinka iyo Shabeellaha Hoose ayaa haatan bilaabay in ay dib ugu noqdaan Gedo halka kuwa kalena ay u gudbayaan gobolka Bay gaar ahaanna geelleyda.

Cabdullaahi Diiriye oo ka mid ah dadka xoola dhaqatada reer guuraaga ah ee gobolka Gedo oo la hadlayey raadiyaha Ergo ayaa sheegay in xaaladda nololeed ee xoolo dhaqatada gobolka ee bilo ka hor u hayaamay gobollada Jubbooyinka iyo Sh.Hoose in ay taagan tahay meel halis ah, isagoo sheegayna in tiro xoolo u badan geel iyo lo` in ay u le`deen xanuunno aan la garanayn  basle dadku ku magacaabaan qarax iyo baal kuwaasoo marka uu ku dhaco xooluhu ay horay ka dhamananayaan, Ma jirta wax daawo ah oo lagula tacaalo cudurradan ku laynaya xoolaha.

“Inkastoo gobolka Gedo weli ay ka taagan tahay dhibaatooyinka ka dhashay abaarta, islamarkaana xoolo dhaqatadu waxay islahaayeen deegaannadaasi waxaad ka heli kartaan biyo iyo baad, balse xaaladda noogu daran xilligan waa xanuunnadaan, waxayna xoolo dhaqatadu ay ka fakarayaan sidii ay ugu gudbi lahaayeen deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Bay” sidaasi waxaa yiri Cabdullaahi Diiriye.

Axmed Cumur Saalixi/FO

Previous Post

Qoyasas go’doonsanaa oo raashin oo gargaar la gaarsiiyey

Next Post

Qoysas xoolihi kaga le’deen abaaraha oo gaaray Balanbale

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Qoysas xoolihi kaga le'deen abaaraha oo gaaray Balanbale

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo