Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas xoolihi kaga le’deen abaaraha oo gaaray Balanbale

admin by admin
September 15, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Guddoomiye ku xigeenka degmada Balan-balle ee gobolka Galgduud Maxamuud Maxamed Cabdi ayaa sheegay in 50 qoys oo xoolihii ay kaga dhammaadeen abaaraha ay soo gaareen degmada kuwaasoo u baahan gargaar bani’aadamnimo.

Qoysaskan ayaa ka soo barakacay tuulooyin dhowr ah oo hoos yimaada Balan-balle oo kala ah Axmed Gurey, Jiicle, Isgoyska, Fadhi garaadle iyo Qaydarlafool, dadkani waxay ahaayeen xoolo dhaqato biyaha ka cabi jiray tuulooyinkaas la magacaabay oo hadda aan lahayn biyo iyo baad toona.

Qoysaskan ayaa hoy ahaan u deggan geedo hoostood, dadka deegaanka ayaa gaarsiiyey xoogaa kaalmo oo ay iska soo ururiyeen una badan  raashin oo aan dabooli karin baahida iyo duruufta nololeed ee ka muuqata, waayo dadka degmada jooga ayaa sidoo kale saamayn ay ku yeelatay abaaraha maaddaama ay ku tiirsanaayeen ganacsiga xoolaha oo aan waqtigan suuq lahayn caato awgeed, marka wax yar bay dhaamaan dadka reer guuraaga ah ee xooluhu ay kaga le’anayaan, kuwaasoo miciin bidaya inay u hayaan dhanka magaalooyinka si ay u heelaan biyo cunto sidaa waxaa Ergo u sheegay Maxamuud Maxamed Cabdi.

Wuxuu intaa raaciyey in ceelashii ay biyaha ka cabi jireen qaarkood ay jabeen baraagihiina biyo aysan ku jirin rob la’aanta awgeed, xoolihiina ay dhammaadeen sidaa darteed waa dad dhibaato hasyta, waxaana hay’adaha samafalka u diraynaa codsi ah in dadkan loo gurmado haddii kale waxaa dhici doonta in kumannaan qoys ay soo galaan magaalooyinka ama xaaladdu sii xumaato.

Soomaaliya oo xilligani ay ka jirto abaar aad u kulul oo dadka iyo duunyada saamaysay waxaa gaajo iyo harraad u dhintay dad badan waxaana ku le’day xoolo aad u tiro badan waxaa wehliya cudurro ka dhashay abaraaha, barakaca, oonka iyo gaajada.

maxamud cabdi diirshe/FO

Previous Post

XOOLAHA OO U LE’ANAYA CUDURRO.

Next Post

Saddex qof oo gaajo iyo harraad ugu geeriyootay Ceel-waaq

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Saddex qof oo gaajo iyo harraad ugu geeriyootay Ceel-waaq

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-MAY-2026

IDAACADDA 16-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo