Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoyasas go’doonsanaa oo raashin oo gargaar la gaarsiiyey

admin by admin
September 11, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/Saalixi/Ergo

Kumannaan Qoys oo ku nool degmooyinka Buur-dhuubo iyo Garbahaarrey oo saameyn ay ku yeesheen xirnaashaha waddooyinka ku ximray colaadaha iyo abaaraha ayaa markii ugu horreysay muddo ka badan ilaa 8 bilood waxaa la gaarsiiyey gargaar raashineed oo ka yimid dhinaca magaalada Muqdisho, iyadoo qoys welibana la siiyey raashin ku filan muddo laba toddobaad ah.

Faadumo Aadan oo ka mid ah qoysas loo qaybiyey raashinka kuna sudag degmada Garbahaarreey ayaa Ergo u sheegtay in la siiyey raashiin isgu jiray Bur, Bariis, Sonkor, Caano, Qudaar iyo Saliid oo muddo labada toddobaad ah ku filan, waxaana laga qaybiyey Buur-dhuubo, Garbahaarreey iyo tuulooyinka hoostaga.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Cabdi Barre Cabdi ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay in 13 kun oo qoys oo ku kala sugan degmooyinka Garbahaarrey, Buur-dhuubo iyo tuulooyin hoos taga loogu qabiyey raashin deeq ah oo ka yimid dhanka Dowladda.

Gargaarkan raashinka ah ayaa wax ka tarayo baahida nololeed ee  dadkaasi kumannaankan qoys oo mararka qaar aan dabka shidan jirin bilihii la soo dhaafayna ay so mareen xaalad aad u adag oo cunto la’aaneed waxaan ka codsanaynaa hay’adaha gargaarka iyo dawladdaba inay na caawiyaan, sidaa waxaa Ergo u sheegay Maxamed Salaad oo ku sugan degmada Buurdhuubo.

Wuxuu intaa raaciyey, “Inkastoo gargaar kooban nala soo gaarsiiyey weli waxaa na haysta dhibaatooyinka waddooyinka ku xirmaya colaadaha, ma jiraan wax ganacsi ah oo soo gala degmada, waxaana noogu sii daran dhibaatooyinkaasi abaarta oo dadka intooda badan ay ku xoolo beeleen iyo cudurro deegaanka ka dillaacay, ayuu yiri Maxamed Salaad.

Axmed Cumar Saalixi/FO

Previous Post

Qoysas barakacay oo gaaray bardaale

Next Post

XOOLAHA OO U LE’ANAYA CUDURRO.

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
XOOLAHA OO U LE’ANAYA CUDURRO.

XOOLAHA OO U LE'ANAYA CUDURRO.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-MAY-2026

IDAACADDA 16-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo