Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Baarintaan caafimaad oo bilaash ah oo loo sameynayo carruurta dhigata dugsiyada hoose/dhexe

Radio Ergo by Radio Ergo
August 14, 2014
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBaarintaan caafimaad oo bilaasha ah oo ku saabsan heerka aragga indhaha carruurta dhigata dusiyada hoose/dhexe ee gobollada Mudug,Nugaal iyo karkaar ayaa waxaa Garoowe ka billaabay gabdhaha  dhigta kulliyadda caafimaadka ee Jaamacdda Bariga Africa.

Waxaa jira carruur fara badan oo fasallada iska fadhiya oo loo maleeynayo in aqoontoodu liidato,balse sababtu waa araggooda oo aad u hooseeya oo mararka qaar ku qasaba in waxbarashada ka haraan  ama ku dhacaan imtixaanaddka, sidaasi waxaa tiri Deeqo Cabdisalaan oo ka tirsan gabdhaha fulinaya barnaamijkan.

Waxaa oo sidoo kale  ka faa’idaysan doona carruurta ku jira xeraha  barakacayaasha,waxaana lagu baarayaa araggooda caafimaad carruurta da,adoodu u dhaxeyso 5-ta ilaa 15-ka sano oo ku kala sugan goboollada Mudug,Nugaal iyo Karkaar.baaritaanku waa mid aan wax lacag ah laga qaadayn carruurta.

Baaritaannada kadib ayaa carruurta araggooda indhaha uu liito loo qori doonaa muraayadaha aragga  si ay u caawiyaan,Barnaamijkan oo ay gacan ka gaysanayso xarunta baarista iyo caafimaadka  indhaha  ee DR Cabdicasiis, ayaa waxaa horey looga sameeyey magaalada Boosaaso,waxaana la ogaaday in carruur aad u badan ay ka liitaan dhanka aragga.arrintan ayaa carruur badan u sahli doonta inay dhamaystaan aqoonta.

Cabdiraxman Maxamed/FO

Previous Post

Barakacayaal deeq loogu qaybiyey duuleedka Ceel-waaq

Next Post

HAWEENEY UMUL AHAYD OO NAFAQO DARRO UGU DHIMATAY DEGMADA RABDHUURRE

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
DAD NAFAQO DARRO UGU DHINTAY TUULADA DABAALEY OO KA TIRSAN GARBAHAARREEY

HAWEENEY UMUL AHAYD OO NAFAQO DARRO UGU DHIMATAY DEGMADA RABDHUURRE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-APR-2026

IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo