Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

14 Qof oo cudurka shubanka ugu dhimatay Sanaag

Radio Ergo by Radio Ergo
January 2, 2014
in Caafimaadka
0
14 Qof oo cudurka shubanka ugu dhimatay Sanaag

Photo | sawir/keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Takhaatiirta dhinaca caafimaadka ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in 14 qof oo carruur u badan uu cudurka shubank ku dilay degaannada Celbuh iyo Xingalool oo ka tirsan gobolka Sanaag.
Dr. Cabdi Maxamuud Muuse oo ka mid ah hawl-wadeenada caafimadka ee Ceelbuh ayaa Ergo u sheegay in shubanku bilowday badhtamaha bishii Diseembar ka dib roobabkii dayrta, bishii la soo dhaafayna uu jiray, ilaa haddana ay dhinteen 14 qof.

Dr. Cabdi ayaa sheegay in ilaa hadda cudurku haleelay 300 oo qof guud ahaan gobolka, daawada deeganka taalna ay yar tahay tanoo keenaysa in cudurku weli ku sii faafayo deeganka.

Dr. Axmed Ashwaare oo isna ah takhaatiirta caafimaadka ee Xingalool ayaa sheegay in 80 qof in ka badan ay weli u jiifaan shubanka, ilaa hadana 7 qofna ay u dhinteen,

Farxiya Faarax Ciise oo ah hooyo ku nool Ceelbuh ayaa Ergo u sheegtay in ilmo ay dhashay oo jira 20 maalmood uu kaga dhacay shuban biyood, ilaa 7 maalmood ayuu hayey cudurku kadibna wuu u dhintay, carruurta magalada iyo kuwa miyigaba cudurku waa ku jira, inta kale carruurtayda kale hadda waa ka ladan yihiin.

Guddomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland Maxamuud Ismaaciil Jaamac Ciyoon ayaa sheegay in xarrumaha caafimaad oo aad ugu liita deegaanka ay qayb ka tahay shubanka, ayse hadda hawl geliyeen xarumo caafimaad oo ku yaal Badhan iyo Ceelbuh, waxaana war gelinay wasaaradda caafimaadka, haddana kooxo dhakhaatiir ah ayaan u dirnay goobaha shubanku ka jiro kuwaasoo wada dheecaanada fuuq baxa, waxaase loo bayahan yahay gacan intaas ka weyn si loo caawiyo dadka dhibaataysan.

Cabdi Maxamed Muuse oo isna ka mid ah hawl wadeenada caafimaadka ee Ceelbuh ayaa Ergo u sheegay in dhibaatada jirtaa tahay iyadoon dadka aan lala gaari karin wacyi gelin, iyadoo cudurka hadda ka jiro dhulka miyiga ah ee ka baxsan magaalooyinka.

Guddoomiyaha gobolka Bari Maxamuud Ismaaciil ayaa ka codsaday hay’adaha gargaarka gurmad caafimaad, dadkana ugu baaqay inay iska kaashadaan hagaajinta saxadda iyo faya qabka dadka.

Amina/MH/MRS

Previous Post

14 QOF OO CUDURKA SHUBANKA UGU DHIMATAY SANAAG

Next Post

BEERALAYDA BELEDWEYNE OO KA CABANAYA CAYAAYAAN

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
BEERALAYDA BELEDWEYNE OO KA CABANAYA CAYAAYAAN

BEERALAYDA BELEDWEYNE OO KA CABANAYA CAYAAYAAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo