Isbitaalka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa adeegyo caafimaad oo bilaash ah u sameeyey boqollaal qof oo ka kala yimid...
Dhaqtar Xaawo Cabdi oo sanado badan isbitaal ay leedahay ugu gargaaraysay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka iyo carruurta ayaa sheegtay...
Xilli roobaadka waxaa magaalada Buuhoodle iyo deegaannada hoostaga dadka ku dhaca cudurro ka dhasha biyaha roobku uu dhigo waddooyinka. Haddaba...
Dhuxusha oo la rabay in magaalada laga gado ayaa dadka deegaanku ku gubeen goob fagaaro, iyadoo arrintan ay ka dambaysay...
Ilaa 100 qoys oo laga raray xero ciidan oo ku taalla gudaha magaalada Burco ayaa hoy la'aan ku heysata goob...
Xero 10 km u jirta deegaanka Galinsoor oo ka tirsan degmada Cadaadoo, waxaa ku nool qoysas ku soo cayrtoobay abaarihii...
Hawl wadeenada caafimaad ee ka hawl gala xarunta xanaanada hooyada iyo dhalaanka oo ku taal Geriley ayaa sheegaya in saddexdii...
Gobollada Somaliland waxa maanta ka billowday tallaalka cudurka dabaysha, kaas oo lagu beegsanayo kumannaan carruur ah. Tallaalkaan wuxuu qeyb ka...
In ka badan 700 oo ah beeralley ku tiirsanaa waraabka ayaa ka faa'iideysanaya qalab ku shaqeeya cadceedda oo waraabka ay...
Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa sheegtay inay xoojinayso xarumaha caafimaadka ee ku yaalla qaybo ka mid ah gobolka Sanaag, iyada oo...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo