Xubinta Qiimaha Xoolaha, waxaan ku soo qaadaneynaa maanta seyladda xoolaha ee degmada Baardheere, innagoo eegeyno qiimaha la kala siisanaya noocyada...
Waxay Xubinta Qiimaha Xoolaha maanta ku saabsan qiimaha lagu kala gadanaya noocyada kala duwan xoolaha ee seyladda magaalada Baydhabo, waxaan...
Xubinta Qiimaha, waxaan maanta ku eegeynaa qiimaha lagu kala gadanata xoolaha ee seyladda magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyo isbeddellada...
Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo maanta laga soo diyaariyay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, Faarax Dubbad ayaa soo jeedinaya.
Maanta waxaanku soo qaadanay salyladda xoolaha ee magaalada Jowhar waxaa soo dirtay Maryan Sheekh Cabdi.
Waxaan ku eegaynaa sayladda degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaana inoo soo diyaariyey weriyaheenna degmadaas Fu'aad Shooble. Halkaan ka...
Qiimaha xoolaha maanta waxaan ku soo qaadanaynaa sayladda xoolaha magaalada Laascaanood, waxaa soo diray Farah Dubbad.
Xubintan oo aan kaga hadalno qiimaha xoolaha ee suuqyada Soomaaliya waxaan maanta ku soo qaadaneynaa suuqyada magaalada Gaalkacyo ee xoolaha...
IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo