Waxay Xubinta Qiimaha Xoolaha maanta ku saabsan qiimaha lagu kala gadanaya noocyada kala duwan xoolaha ee seyladda magaalada Baydhabo, waxaan wax ka weydiinay Maxamed Xuseen Cali oo kamid ah dilaaleyda suuqa xoolaha ee magaaladaas. Weriyaheena Muxyadiin Xusni ayaa wareystay.








