Xoola-dhaqatada degmooyinka Balan-balle, Caabudwaaq, Cadaado iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa ka cabanaya qashinka ay baabuurtu soo qaadaan ee magalooyinka laga soo fogeyo, kaas oo lagu daadiyo dhulka daaqsinka u ah xoolaha isla markaasna dooxooyinka oo dhan ay dabayshu ku sii fidiso. Weriyeheenna Guriceel Cabdirisaaq Xirsi Haajirow ayaa warbixintan ku eegaya.










