Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home WARBIXINNO MAQAL AH

Dood ku saabsan fursadaha iyo caqabadaha ardayda jaamacadaha dhameeya

Radio Ergo by Radio Ergo
October 19, 2019
in WARBIXINNO MAQAL AH
0
IDAACADDA MAANTA, SABTI 13 JULY 2019
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Dooddan waxaynu ku eegaynaa fursadaha iyo caqabadaha dhalinyarada sannad walba ka baxaya jaamacadaha dalka ee markay qalin-jebiyaan wajaha suuq aysan ku diyaarsanayn baahiyaha shaqooyin la xiriira waxa ay barteen, xili ay fursaduhu aad u yar yihiin.

Qaar badan oo dhalinyaradaas ka mid ah ayaa jiho la’aani ku dhacdaa kuwa kalena waxay samaystaan xirfado cusub oo ay nolosha ku maareeyaan. Doodda oo ay magaalada Muqdisho ku qabatay weriyehenna Maryamo Sheikh Cabdi waxaa ka qayb-gelaya Sadam Axmed Caadle oo bartay cilmiga beeraha ah isla markaasna iminka dhaqda shinnida halkaasna dhaqaale ka sameeyay, Cabdiraxmaan Cali Afrax oo bartay maamulka iyo maaraynta isla markaasna muddo saddex sano ah shaqo la’aan ah iyo Cabdulqaadir Daahir Maxamed oo isna saddex sano ka hor ka qalin-jebiyay kulliyada ganacsiga balse hadda muddo afar bilood oo qura ka shaqaynayay iibinta fermasi ku yaala Muqdisho.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/10/Dodda-Ardayda-Jaamacadaha-dhameeya-ee-aan-shaqada-helin-Fursadaha-iyo-Caqabadaha.mp3
Previous Post

Galguduud: Qashinka magaalooyinka oo halis ku ah xoolaha miyiga

Next Post

IDAACADDA MAANTA TALAADO 22-OCT-2019

Related Posts

Roob khasaaro geystay oo ka da’ay Puntland
Masiibooyinka

Duufaanta Gati oo la saadaalinayo inay uga sii dari doonto xaaladda cunto-yari ee Soomaaliya

December 2, 2020
Boqollaal qoys oo ku xoolo waayay abaaraha oo la siiyay deeq xoolo ah
Arrimaha Bulshada

Reer miyiga degmada Cadaado oo loo fududeeyay waxbarashada dadka waaweyn

November 7, 2020
Xaaladda cudurka Koofid-19 ee dalka iyo u dhego-nuglaan-la’aanta dadka ee talooyinka caafimaad
Caafimaadka

Xaaladda cudurka Koofid-19 ee dalka iyo u dhego-nuglaan-la’aanta dadka ee talooyinka caafimaad

October 30, 2020
Baydhabo: Suuq ay sameysteen dad soo barakacay
Arrimaha Bulshada

Hargaysa: Hay’adda Horizon oo dalbaneysa in baaris madax-bannaan lagu sameeyo kiis kufsi ah

July 6, 2020
Qoysas barakac ah oo ku tiirsan shaqooyin ay qabtaan carruurtooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dadaallo looga hortagayo in cudurka Koroona uu ku faafo xeryaha barakaca ee Hargeysa

June 9, 2020
Gedo: Ardayda dhigata dugsiyada Baadheere baa heli doonta quraac joogto ah
WARBIXINNO MAQAL AH

Gedo: Ardayda dhigata dugsiyada Baadheere baa heli doonta quraac joogto ah

March 31, 2020
Next Post

IDAACADDA MAANTA TALAADO 22-OCT-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-APR-2026

IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-APR-2026
April 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo