Puntland oo marki hore abaaro darani ka taagnaayeen ayaa waxaa badi ka da’ay roobabkii gu’ga.
Meelaha uu roobka ka da’ay oo u badan dhul siman iyo buuralay ayaa biyaha roobku inta badan ku darsamaan badaha.
Haddaba waxaan waraysi ku saabsan sida loo celin karo biyahaas iyo waxa ay qorshe u hayaan Raadiyo Ergo ay ka waraysatay Dr. Ibraahim Xared Cali oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda xanaanada xoolaha Puntland.
https://soundcloud.com/radio-ergo/wuuuuu









