Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Madaddaallada Ergo Hibada iyo hal abbuurka

Halkan ka dhegeyso sheekada Lama Huraan

Radio Ergo by Radio Ergo
February 17, 2019
in Hibada iyo hal abbuurka, Madaddaallada Ergo, Wararkii u Danbeeyay
0
Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore

Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ku soo dhawaada sheeko taxane ah oo ka hadlaysa dhinacyo badan oo ku saabsan xaaladaha nolasha Soomaalida, haddii ay noqon lahayd nabadda, bulshada, caafimaadka, waxabarashada, dhaqan celinta, dimuquraadiyadda , dowladda wanaagga iyo dib u dhiska, waxaa soo saaray Radiyihi la oran jiray IRIN oo ahaa wakaaladdii wararaka ee QM u qaabilsan arrimaha bani’aadamnimada.

Magaca sheekada waa lama huraan, waxay ka hadlaysaa burburki ku dhacay qaranwaynihi Soomaaliya kadib dagaalladi sokeeye, ammaan darrada baahday, kala dambayn la’aanta, qaxa, dhaca iyo kufsiga, sheekadu waxay astaan midnimo u soo qaadanaysaa tuulo khayaali oo ay ku magacawday Tubcaano oo loola jeedo tuulo barwaaqo ahayd oo ay dadka oo dhan kuwada noolaayeen, ayadoo aan dadka la kala xigsanayn, qabiil iyo koox , mana ahayn mid leh ciidan iyo hub, waxayna dadkeedu kuwada dhaqmayeen xeerar ay isla ogol yihiin, tuuladaas waxay noqotay mid laga qaxo oo dadki nabadda ku wada noolaa midba meel u jihaysto, taasoo sababtay koox dablay ah oo halkaasi waddo ka dhigtay.

Dadki degaanka deganaan u diiday inay si nabad ah u deganaandaan. Dadki Tub- caano ka qaxay ayaa dhibaato kala kulmay meelihii ay u qaxeen oo ay nabad galiyada bideen, waxaana ay bilaabeen inay dib ugu soo noqdaan tuuladoodi si ay nolal cusub halkaa uga billaabaan.
Sheekada lama huraan waxay dadka u bidhaaminaysaa sida loogu baahan lama huraanna u tahay, iskaashi, wada jir, walaaltimino , cadaalad iyo isqadarin taasoo keenaysa in dadku hiigsadaan nabad iyo hormar. Haddaba ku soo dhawaada qaybta 18-aad.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Lama-Huraan-18.mp3
Previous Post

Waxaa la i yaqaanaa ninki idaacadaha dhegeysan jiray

Next Post

Kaalinti uu fanka kulaa ololihii waxbarashada far-Soomaaliga

Related Posts

Gedo: Dab ganacsi la’aan iyo nolol xumo biday qoysas barakac ku ah Doollow
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gedo: Dab ganacsi la’aan iyo nolol xumo biday qoysas barakac ku ah Doollow

February 4, 2026
Xaalad quus ah oo ka dhalatay roob la’aanta ka sii daraysa ee haysa qoysas ku nool Bari
Beeraha Iyo Xoolaha

Xaalad quus ah oo ka dhalatay roob la’aanta ka sii daraysa ee haysa qoysas ku nool Bari

February 3, 2026
Dhoobley: Qoysas barakac ah oo abuurtay il-dhaqaale oo lagu garab-siiyay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhoobley: Qoysas barakac ah oo abuurtay il-dhaqaale oo lagu garab-siiyay

February 2, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Waayeel iyo dad nugul oo looga guuray deegaan roob la’aan ah oo Hargaysa hoostaga

January 30, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kumannaan qof oo dhibaato nolol xumo ku wajahaya  deegaannada Koonfur-galbeed

January 29, 2026
Mudug: Xoolo-dhaqato hore oo nolol xumo kaga baxay tacabka dhulka oo ay ku dhiiradeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Mudug: Xoolo-dhaqato hore oo nolol xumo kaga baxay tacabka dhulka oo ay ku dhiiradeen

January 28, 2026
Next Post
Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore

Kaalinti uu fanka kulaa ololihii waxbarashada far-Soomaaliga

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 04-FEB-2026

IDAACADDA 04-FEB-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 04-FEB-2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-FEB-2026
February 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-FEB-2026
February 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-FEB-2026
February 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-FEB-2026
February 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 31-JAN-2026
January 31, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo