Dhegeyso barnaamijka Dalandool oo aan uga sheekeyno halisa tahriibka. Barnaamijka maanta waxaa uu ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay dhallinyarada tahriiba la kulmaan marka ay tagaan dalalka Yurub ee ay u tahriibaan. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay Maxamed Xasan Maxamed oo ka tirsan Raadiyo Ergo.