Dhegeyso barnaamijka dalandool oo aan uga sheekeyno halisaha tahriibka. Barnaamijka maanta oo uu soo saaray Maxmamed Xasan waxaan uga hadleynaa sheekada nin sanado badan ay ku qaadatay inuu Yurub dadalal ah ku wareego, laakiin wax sharci ah marki uu waayay dib ugu soo laabtay magaalada Burco.