Waxaan xubinteena ku soo qaadaneynaa maanta seyladda xoolaha ee magaalada Beledweyne, innagoo eegeyno qiimaha ay noocyada kala duwan ee xoolaha ka marayaan.
Weriyaha Raadiyo Ergo, Jamaal Cali Cabdi ayaa ka wareystay qaar kamid ah dillaaleyda seyladda.








