Xubintan oo aan ku soo qaadanno qiimaha xoolaha ee magaalooyinka Soomaaliya waxaan maanta ku soo qaadanaynaa qiimaha lagu kala iibasanayo xoolaha ee magaalooyinka Galdogob iyo Boorama. Waxaa soo diyaariyay Cabdalla Cali Yuusuf iyo Cabdiraxmaan Xaaji.








