Barnaamijkan oo aan kaga hadalno arrimaha haweenka waxaan maanta ku soo qaadanaynaa gabdho ka qallin jabiyay umulisonimo oo ka shaqeeya xarumaha caafimaadka gobolka Sanaag kuwaas oo wax ka beddelay dhibaatooyinkii haweenku ku qabeen inay helaan adeegyo caafimaad.