Barnaamijkan oo aan ku soo qaadanno arrimaha haweenka waxaan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa dood ku saabsan sida haweenka ku nool deegaannada Puntland ay u xaqiijin karaa kuraasta golaha wakiillada. Waxaa doodda soo diyaariyay Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji, waxaana barnaamijka idiin soo jeedinaya Leyla Cabdi Maxamed.







