Tallaalka ka hortagga cudurka jadeecada ayaa markii ugu horreysay laga billaabay Xudur iyo tuulooyinka hoostaga. Waxaa lagu beegsanayaa in ka badan 4,000 oo carruur ah oo ku nool tuulooyinka tallaalka laga wado. Warbixintan waxaa Baydhabo ka soo diray Muxyadiin Xassan Maxamed.









