Tirada gabdhaha ka qallin-jabiyo dugsiyada sare iyo jaamacadaha ee ku nool magaalada Buuhoodle iyo deegaannada hoostaga ayaa korodhay afartii sano ee dambeysay.
Kororkan waxaa uu ka dambeeyey kaddib markii wasaaradda waxbarashada Punland iyo hay’adaha waxbarashada ay kor u qaadeen wacyigelinta waxbarashada gabdhaha.
Waxaan hadda arrintaas ka wareysanay agaasimaha guud ee wasaaradda waxbrashada iyo tacliinta sare ee Puntland Maxamed Cali Faarax. Weriyaha Raadiyo Ergo ee Buuhoodle Khadar Cowl Ismaaciil.










