Qiimaha xoolaha maanta waxaan ku soo qaadanaynaa sayladaha Jowhar iyo Balcad oo Shabeellaha Dhexe ah iyo Laascaanood, Oog, Boocame iyo Xudun oo gobolka Sool ah. Waxaana soo kala diray Maryan Sheekh Cabdi iyo Faarax Dubad. Waxaana soo jeedinaya Maxamed Xasan.








