Waxaan qiimaha xoolaha ee maanta ku soo qaadanaynaa sayladaha degmooyinka Baargaal iyo Garoowe oo ka kala tirsan gobollada Bari iyo Nugaal, degmada Caabudwaaq oo ka tirsan Galgaduud. Waxaana inoo soo kala diray weriyayaasheena Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji iyo Cabdirisaaq Haajirow. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Xaashi Tawakal.







