Waxaan maanta ku eegaynaa sayladaha Jowhar oo gobolka Shabeellaha Dhexe ah iyo Laascaanood, Taleex iyo Boocame oo gobolka Sool ah. Waxaa soo kala diray weriyayaasha Raadiyo Ergo ee Maryan Sheekh Cabdi iyo Faarax Dubad.
Waxaa soo jeedinaysa Fowsiya Cumar Barre.







