Dhageystayaal, ku soo dhawaada xubinta Maad iyo Maaweelo ee Barnaamijka Madadaalada Axadda, Radio Ergo. Waxaan xubintan ku soo qaadanaa sheekooyinkii xiiso lahaa ee toddobaadka ka dhacay caalamka. Waxaa si wadajir ah soo jeedinaya, Cabdixamiid Cabdulcasiis iyo Weris Maxamed.