Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo maanta aan ku soo qaadaneyno suuqyada xoolaha lagu kala iibsado ee Buuhoodle, Widhwidh iyo Afgooye. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Xaashi Tawakal.
IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo