Dab xalay ka kacay suuqa ugu weyn xerada qaxootiga Dhagaxle, oo kamid ah xeryaha Dhadhaab ee gobolka waqooyi-bari Kenya ayaa burburiyey goobo ganacsi oo ay lahaayeen dadka qaxootiga ah.
Dabka ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhashay koronto cilladowday, waxayna taas keentay in suuqa uu ku fidiyo. Ku dhawaad 20 dukaan ayaa ku bas-beelay dabka.
Maxamed Xaashi oo ka tirsan Ergo ayaa faahfaahinaya.









