Sare u kaca qiimaha maciishadda ayaa saamayn ku yeeshay qoysaska barakacay iyo kuwa danyarta ah, maadaama ay yihiin dad ku xisaabtama wixi ay maalinti ka helaan shaqooyinka yar yar ee ay qabtaan. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo uu soo diray Muxiyadiin Xusni.










