Qiimaha xoolaha maanta waxaan ku soo qaadanynaa sayladaha Xudun iyo Laascanood oo gobolka Sool ah iyo Jowhar oo gobolka Shabeellaha Dhexe ah. Waxaa soo kala diray weriyayaasha Ergo Faarax Dubad iyo Mayan Sheekh Cabdi.
Waxaa soo jeedinaya Maxamed Siciid Yamani








