Waxaan maanta ku soo qaadanaynaa qiimaha xoolaha ee sayladaha Jowhar oo gobolka Shabeellaha Dhexe ah iyo Caluula iyo Eyl oo gobollada Bari iyo Nugaal ka tirsan. Waxaa soo kala diray weriyayaasha Maryan Sheekh Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji.
Waxaa soo jeedinaysa Leyla Cabdi Maxamed







