Gabdhahan oo Xafiis loo hirgeliyay in wax looga qabto tacaddiyada lagula kaco dumarka shaqooyinka guryaha qabta iyo tabashada kuwa loo shaqeeyo ayaa heshiisyo ku dhisan si sharci ah u kala sameeyaan shaqaalaha iyo loo shaqeeyeyaasha. Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji ayaa warbixintan Garowe ka soo diray









