Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

LIX CARRUUR AH OO CUDURKA JADECADA UGU GEERIYOOTAY SHABEELADA DHEXE

admin by admin
November 14, 2014
in Caafimaadka
0
LIX CARRUUR AH OO CUDURKA JADECADA UGU GEERIYOOTAY SHABEELADA DHEXE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa in cudurka jadeecadu ka jiro, todoba tuulo oo hoostaga Mahadaay ayaana hadda ugu daran, waxaana ku dhintay lix carruur ah.

Maxamed Cabdilaahi Tiifow oo ah gudoomiyaha tuulada Fiidow oo ka mid ah tuulooyinkaan ayaa sheegay in 4 carruur ah deegaankaas ugu geeriyoodeen cudurka, aysanna jirin xarummo caafimaad oo ku yaal.

Cabdulaahi Dugow Muumin oo ku sugan deegaanka Jariirow oo 21km u jira Jowhar ayaa isna Ergo u sheegay in 2 carruur ahi iyana todobaadkaan ugu geeriyoodeen jadeeco, halka shan carruur ah oo kalena u jiifaan.

Ibraahim Muuse Mahad waa kal kaaliye caafimaad oo ka hawl gala xarunta Inter-Sos ee Jowhar wuxuuna Ergo u sheegay inay soo gaareen 19 bukaan ah labadii todobaad ee ugu danbaysay, carruurtaan oo laga keenay tuulooyinka Baarey, Airboorka, Magadley, Xaanshooley, Fiidow, Sarsor iyo Jariirow oo ka tirsan dhamaan Mahadaay, haddana afar carruur ah ayaa weli jiifta oo ay jadeecadu ku keentay nafaqa darro.

Dr. Cabdi Casiis Ibraahin Nageeye oo ah takhtar ka hawl gala isbitaalka Jowhar ayaa Ergo u sheegay in cudurku wakhtigaan ku sii faafayo deegaanka, isagoona bulshada u sheegay habka leysgu gudbiyo, isagoona ugu baaqay bulshada inay dhakhso u keenaan carruurta goobaha caafimaad ee ugu dhow.

Isu duwaha caafimaadka gobolka Shabeelaha Dhexe Ibraahm Xaaji Cabdulqaadir ayaa Ergo u sheegay in hadda wadaan talaal cudurkaan ah oo ay iska kaashanayaan wasaaradda caafimaadka, UNICEF, WHO waxaana fulinaya hay’addaha IMC iyo Intersos oo fulinaya, deegaanka Muuro Jiido ayaa lagu talaalay 100 carruur ah todobaadkaan.
Hawl wadeenada caafimaadka ayaa sheegaya in xilliyada qaar uu cudurkaani deegaanka ka dilaaco, iyadoo sanadkastana la samayn jiray olole talaal looga hor tegayo, ololahaas ayaa istaagay sanadkii 2009 sababo amaan dartood, hadda ayuuna dib u bilowday.

Maryan Sheikh/MH

Previous Post

150 qoys barakaca oo dad ka saareen dhul ay dawladdu lahayd

Next Post

Lix carruur ah oo cudurka jadecada ugu geeriyootay Shabeelada Dhexe

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Lix carruur ah oo cudurka jadecada ugu geeriyootay Shabeelada Dhexe

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo