Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Waxbarashada

PUNTLAND: CIIDAMADA IYO MAXAABIISTA OO KA FAA’IDEYSANAYA TABABARRO KU SAABSAN AIDIS-KA.

admin by admin
September 9, 2014
in Waxbarashada
0
PUNTLAND: CIIDAMADA IYO MAXAABIISTA OO KA FAA’IDEYSANAYA TABABARRO KU SAABSAN AIDIS-KA.
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qaar ka mid ah ciidamada, maxaabiista iyo qaybo ka mid ah bulshada ee  maamulka Puntland  ayaa markii ugu horraysay ka faa’iidaysanaya tababarro lagu fahansiinayo macnaha cudurka AIDIS-ka iyo waxyeelladiisa.

Waxaana ka qaybgalaya in ka badan 500 oo askari oo ka socoda qaybaha kala duwan ee ciidamada,waxaana lagu barayaa khatarta cudurkan uu leeyahay sida lagu kala qaado iyo in qofka qabaahi uu bulshada ku dhex noolaan karo, waxaana ka faa’iidaysanaya tababarkan  ciidamo kala jooga degmooyinka kala ah, Galdogob,  Buur-saalax, Garoowe, Buurtinle, Bender Bayla iyo Qandala.

“Barnaamijkan waxaan u qabannay dhammaan dadka u nugul cudurradan ee da’doodu ka wayn tahay 25 sano, waxa ugu badan waa askarta iyo maxaabiista, waxaa kaloo ku jira dadka qaadka cuna iyo kuwa iibiya,  gabdhaha Shaaha kariya, wadaaddo iyo duubabka dhaqanka. Waxaa kaloo jira dad la aruurshay oo ah kuwa jirkooda ka ganacsada iyo qaybo kale.” Ayey tiri Maymuun Salaad oo hay’adda maxalliga KAALO u qaabilsan AIDIS-ka oo fulinaysa barnaamijkan.

Waxay intaa ku dartay in maxaabiista ku jirta xabsiyo ku yaalla magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe ay u qabteen tababarro wacyi galin ah oo ku aaddan cudurkan, qiimayn ay sameeyeen UNICEF iyo hay’adda AIDS-ka Puntland ee PAC ayaa lagu ogaaday in ay jiraan dumar jirkooda ka ganacsada oo gudaha jooga una shaqaysta hab qarsoodi ah, kuwaasna tababarro ayaan u samaynaa iyagoo la qarinayo.” Ayey tiri.

Barnaamijkan wacyi galinta ah ayaa dhaqaalaha  ku baxaya waxaa bixinaysa  Hay’adda UNICEF, waxaana fulinaya ururka waddaniga ah ee KAALO, kaasoo ay ka faa’iidaysanayaan 1700 qof oo isgu jira qaybaha kala duwan ee bulshada iyo ciidamada.

Cabdiraxman Maxamed Xaaji/FO

Previous Post

Soomaali ku xiran angola oo sheeganaya dhibaato

Next Post

Qoysas barakacay oo gaaray bardaale

Related Posts

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed
Beeraha Iyo Xoolaha

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed

April 14, 2026
Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed
Wararkii u Danbeeyay

Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed

March 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Bay: Waxbarasho la’aan soo wajahday carruurta qoysas ka barakacay roob yarida

March 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas uu ka istaagay kab dhaqaale oo nolol xumo ku wajahaya Dhuusamareeb

February 12, 2026
Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda
Wararkii u Danbeeyay

Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda

January 12, 2026
Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo

November 19, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Qoysas barakacay oo gaaray bardaale

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo