Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DADKA KU NOOL DEGMADA WADAJIR OO CODSADAY IN DIB LOO HAWL GELIYO XARUMO CAAFIMAAD

admin by admin
May 15, 2014
in Caafimaadka
0
DADKA KU NOOL DEGMADA WADAJIR OO CODSADAY IN DIB LOO HAWL GELIYO XARUMO CAAFIMAAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
Bulshada  iyo maamulka dagmada Wadajir ee Muqdisho ayaa codsaday in dib loo howlagaliyo laba isbitaal oo  bukaannada dagmadaas adeeg caafimaad  ay ka heli jireen, xarumahaan oo aan shaqeynin muddo 8 bilood ah kadib markii ay dalka ka baxday hay`adda MSF oo maamuleysay isbitaalladaasi.
Hodan Xasan oo ka mid ah haweenka kunool dagmada Wadajir ayaa raadiyaha Ergo u sheegtay “Hooyo waxaa weeye isbitaalladaas faa`iido weyn ayaan ku qabnay,  carruurta haddii ay kaa xanuunsadaan daawa ayaan soo heli jirnay oo aan lacag ahayn, haddii haweenku ay fooshaan waa loola carari jiray, si dhaqsa ah ayaa adeeg caafimaad loogu fulin jiray, haddana annaga aad ayaan ugu dhibbannahay dhanka caafimaadka, isbitaal Banaadir ayaa hadda noogu sokaysa goob caafimaad”.
Mustaf Aadan oo isna ka tirsan dadka deegaanka ayaa Ergo u sheegay in sidii labadaas xarumood u xirmeeen bulshadu weyday adeeg caafimaad “ aniga shan carruur ah ayaan dhalay, kuligoodna daawo ayey ka heli jireen, goobtaas, hadda uma awoodo inaan u helo daaweyn markay xanuunsadaan, dowladda iyo hay’adaha waxaan ka codsanaynaa inay dib u hawl geliyaan isibitaalladaas”
Axmed Cabdulle Afrax  waa guddoomiyaha dagmada Wadajir ee gobolka Banaadir Ergo ayuu uga warbixiyey xaaladda caafimaad ee dagmada Wadajir ka taagan “Laba isbitaal ayaa jiray oo shacabka adeeg caafimaad oo lacag la`aan ah ay ka heli jireen oo labadaba ay maamuli jireen MSF Spain iyo MSF France  ilaa 8 bil muddo ah ma aysan shaqeynin,  bulshadana adeegyo badan kala maqan, dagmadaan waa ay weyn tahay wax adeeg ah hadda malahan dadku aadbay u dac darreysan yihiin, annaga awoodeenna dhaqaaleheenna ma wanaagsana, marka waxaan codsanaynaa in nalagu caawiyo sidii dib loogu furi lahaa xarumahaan”
Hay’adda MSF oo taakulayn jirtay isbitaallo badan oo ku yaal guud ahaan waddanka ayaa hawlaheedii joojisay bishii Agoosto ee sanadkii hore, kadib arrimo dhinaca ammaanka, iyadoo weli saamaynta bixitaankii hay’addu taagan tahay.
Farxiya/MH
Previous Post

Roob qasaaro u geystay barakacayaasha Baydhabo

Next Post

Dadka ku nool degmada Wadajir oo codsaday in dib loo hawl geliyo xarumo caafimaad

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Dadka ku nool degmada Wadajir oo codsaday in dib loo hawl geliyo xarumo caafimaad

Dadka ku nool degmada Wadajir oo codsaday in dib loo hawl geliyo xarumo caafimaad

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-APR-2026

IDAACADDA 16-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo