Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barnaamijka Maanta

Muhiimadda ay nolosha qoyska u leedahay barista gabdhaha gargaarka degdegga ah

Radio Ergo by Radio Ergo
May 7, 2012
in Barnaamijka Maanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMuhiimadda ay leedahay wax barista gabdhaha gaar ahaan dhinaca kalkaalisanimada iyo daryeelka ayaa ah mid ka qaadan karta in bulshadu ay ka dhisanto dhinacyo badan, taasoo sababi karta inay yaraato cudurrada faafa, nafaqa darrida iyo guud ahaan fayadhowrka korna u qaada heerka nolosha aasaasiga ah.

Magaaladda Boosaaso waxaa ka furan xarumo waqtigan lagu tababaro da`yarta xooggana lagu saaro sidii kor loogu qaadi lahaa hannaanka tacliinta gaar ahaan adeegga guud ee caafimaadka ee kalkaalisanimada, nafaqaynta iyo farsamooyinka casriga ah ee tiknolojiyadd.

Machadka tababarka Al-Xayaat ee magaalada Boosaaso wuxuu ka mid yahay goobahan iyadoo hadda ay dhigtaan arday u badan gabdho, ayuu siduu Raadiyo u sheegay maamule ku xigeenka xaruntaani Cabdillaahi Cabdi Jeelle inay tahay waxyaabaha aasaasiga u ah qoyska in gabdhaha la baro kalkaalisanimo, hababka looga hortago nafaqa darrida iyo adeegyada la halmaala faya qabka.

“Machadkaan waagii aan aasaasnay waxaa badnaa dhigan jiray wiiilasha, haddase waxaa u badan gabdhaha oo barta dhinaca nafaqaynta iyo kalkaalisanimada, waxyaabaha aan barnana waxaa ugu waaweyn, nafaqaynta, nafaqa darrida iyo siyaabaha loo sameeyo naas nuujinta, runtiina ay arkeen muhiimadda ay leedahay arrintaani”

Tacliintaan ayaa u muuqata mid wax ka taraysa sidii bulshadu waxbadan ay uga faa`iidsayn lahayd, siday sheegtay Aamina Abdillaahi oo ah hooyo haysata 4 carruur ah, horayna u baratay adeegga caafimaad ee aasaasiga ah.

“Anigu saddex sano ka hor ayaan muddo saddex bilood ah bartay adeegyada gurmadka deg degga ah iyo sida loo maamulo nafaqa darrida, waxaanan runtii markii hore u bartay inaan ku helo shaqo, haddase waxay iga anfacday inaan gurigayga ku maamulo waayo shaqo ma helin, haddana waxaan ahay guri joogto xaas ah, waxaanse ku guulaystay inaan si hagaagsan u maamulo gurigayga iyo carruurtayda anigoo si hufan u maamulay fayo qabka carruurtayda iyo qoyskayga”

Dr. Cabdilalaahi Siciid Aw-Muuse oo ah agaasimaha isbitaalka guud ee Boosaaso ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in cudurrada ugu badan ee dadka deegaanka ku dhaca ay yihiin kuwa carruurta ku dhaca, ee dhinaca nafaqa darridda, iyagoo sheegay in sanadkii 3000 oo carruur ah oo nafaq darri ba`ani hayso lagu daaweeyo  isbitaalka guud ee Boosaaso.

Dadka ay la soo deristo dhibaatada dhinaca nafaqa darrida ayaa u badan dadka ku jira xeryaha lagu barakacay iyo kuwo dan yarta ah oo iyagu ay yartahay awooddooda dhaqaale.
MH/FM

Previous Post

38 dhalinyaro Soomaali ah oo ku tabaalaysan xabsi ku yaalla magaalada cadan ee dalka Yemen

Next Post

Dukaamo lagu boobay xaafadda Soomalidu degto ee Islii

Related Posts

Barnaamijka Maanta

IDAACADDA MAANTA ISNIIN 2-DEC-2019

December 3, 2019
Barnaamijka Maanta

IDAACADDA MAANTA TALAADO 26-NOV-2019

November 26, 2019
Barnaamijka Maanta

IDAACADDA MAANTA ISNIIN 25-NOV-2019

November 25, 2019
Barnaamijka Maanta

IDAACADDA MAANTA ISNIIN 18-NOV-2019

November 18, 2019
Barnaamijka Maanta

IDAACADDA MAANTA ISNIIN 11-NOV-2019

November 11, 2019
Barnaamijka Maanta

IDAACADDA MAANTA TALAADO 5-NOV-2019

November 5, 2019
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Dukaamo lagu boobay xaafadda Soomalidu degto ee Islii

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-APR-2026

IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-APR-2026
April 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo