Sayladaha maanta aan qiimaha xoolaha ku soo qaadanayno waa degmada Burtinle oo gobolka Nugaal ah iyo Baargaal oo gobolka Bari...
Xubinta qiimaha xoolaha waxaan ku soo qaadanna qaar ka mid ah suuqyada magaalooyinka Soomaaliya maalin walba marka laga reebo maalinta...
Qiimaha xoolaha sayladaha maanta aan ku eegayno waa degmooyinka Caluulla oo gobolka Bari ah iyo Garoowe oo gobolka Nugaal ah,...
Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha, oo aan ku soo qaadanno qaar kamid ah seyladaha Soomaaliya. Maanta waxaan eegeynaa seyladaha Saakow, Gaalkacyo...
Waxaan ku eegaynaa sayladaha Hargeysa, Boorame iyo Gebiley, waxaana soo diray Ilyaas Cabdi Cali. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Xasan
Qiimaha xoolaha ee maanta waxaan ku eegaynaa sayladaha Caluula iyo Bender-beyla oo ka tirsan gobolka Bari, waxaa soo diray weriyaheena...
Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo maanta aan ku eegeyno seyladaha degomooyinka Luuq iyo Afgooye. Maxamed Xasan ayaa soo jeedinaya.
Qiimaha xoolaha ee sayladaha Garoowe oo gobolka Nugaal ah iyo Baargaal oo gobolka Bari ah, waxaa soo diray weriyaheenna Cabdiraxmaan...
IDAACADDA 16-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo